Noble Quran » soomaali » Sorah At-Takathur ( The piling Up )

Choose the reader

soomaali

Sorah At-Takathur ( The piling Up ) - Verses Number 8
أَلْهَاكُمُ التَّكَاثُرُ ( 1 ) At-Takathur ( The piling Up ) - Ayaa 1
Waxaa idin shuqliyay Dadow wax badsasho (iyo isu faanid),
حَتَّىٰ زُرْتُمُ الْمَقَابِرَ ( 2 ) At-Takathur ( The piling Up ) - Ayaa 2
Intaad Xabaalaha ka tagtaan (dhimataan).
كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ ( 3 ) At-Takathur ( The piling Up ) - Ayaa 3
Saas ma aha ee waad ogaandoontaan.
ثُمَّ كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ ( 4 ) At-Takathur ( The piling Up ) - Ayaa 4
Haddana saas ma ehee waad ogaandoontaan (Faanka cidhibtiisa).
كَلَّا لَوْ تَعْلَمُونَ عِلْمَ الْيَقِينِ ( 5 ) At-Takathur ( The piling Up ) - Ayaa 5
Haddaad dhab ahaan wax u ogtihiin (Waad dayn lahaydeen xumaanta).
لَتَرَوُنَّ الْجَحِيمَ ( 6 ) At-Takathur ( The piling Up ) - Ayaa 6
Dhab ahaan baad u arkaysaan (Naarta) Jaxiima,
ثُمَّ لَتَرَوُنَّهَا عَيْنَ الْيَقِينِ ( 7 ) At-Takathur ( The piling Up ) - Ayaa 7
Ka dibna waxaad u arkaysaan Nartaas si yaqiin ah.
ثُمَّ لَتُسْأَلُنَّ يَوْمَئِذٍ عَنِ النَّعِيمِ ( 8 ) At-Takathur ( The piling Up ) - Ayaa 8
Waxaana laydin warsan Maalintaas Nicmadii.

Random Books

  • Qaamuuska carabiga oo koobanQaamuuska carabiga waxaan ka turjumay qaamuuska la yiraahdo "Sixaaxii oo la soo koobay" مختار الصحاح ee uu qorey Maxamed Abuubakar Cabdulqaadir oo loo yaqaan "Ar-raazi". Mana wada turjumin qaamuuskaasi ee waan soo koobay.

    Source : http://www.islamhouse.com/p/61645

    Download :Qaamuuska carabiga oo kooban

  • Naxwaha carabiga oo koobanNaxwaha carabiga oo kooban waxaan ka turjumay kitaabka la yiraahdo "Xeerarka afka carabiga oo kooban" الموجز في قواعد اللغة العربية ee uu qoray Siciid Maxamed Axmed oo loo yaqaan "Siciid Al-Afgaani". Mana wada turjumin naxwahaasi ee waan soo koobay.

    Source : http://www.islamhouse.com/p/61659

    Download :Naxwaha carabiga oo kooban

  • Xeerarka tajwiidka Qur’aankaXeerarka qurxinta aqriska Qur’aanka, أحكام تجويد القرآن waxaan u qoray Soomaalida jecel iney bartaan, rabana inay u sii gudbiyaan caruurtooda.

    Source : http://www.islamhouse.com/p/61670

    Download :Xeerarka tajwiidka Qur’aanka